Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 33:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kuwiinna xaqa ahow, Rabbiga ku reyreeya, Waayo, kuwa qumman ammaan baa u habboon.

2. Rabbiga ugu mahadnaqa kataarad, Oo isaga ammaan ugu heesa idinkoo ka dhawaajinaya shareerad toban xadhig leh.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 33