Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 3:5-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Anigu waan jiifsaday oo waan iska seexday, Oo haddana waan soo toosay, waayo, Rabbiga ayaa i xannaaneeya.

6. Ka baqi maayo dadka kumanyaalkaa, Oo gees kasta iga hareereeyey.

7. Kac, Rabbiyow, oo i badbaadi, Ilaahayow, Waayo, cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka, Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.

8. Badbaado waxaa leh Rabbiga, Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto. (Selaah)

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 3