Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 28:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, adigaan kuu qayshan doonaa, Dhagaxayga weynow, ha iska kay dhega tirin, Waaba intaas oo haddaad iga aamusto, Aan noqdaa sida kuwa yamayska hoos ugu dhaadhaca.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 28

arki Sabuurradii 28:1 macnaha guud