Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 26:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, i xukun, waayo, waxaan ku socday daacadnimadayda, Oo weliba waxaan Rabbiga isugu halleeyey rogrogmashola'aan.

2. Rabbiyow, i imtixaan, oo i tijaabi, Oo uurkayga iyo qalbigaygana baadh.

3. Waayo, raxmaddaadu waxay taal indhahayga hortooda, Oo waxaan ku socday runtaada.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 26