Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse adigu waxaad tahay kii uurka iga soo bixiyey, Oo intaan naasaha hooyaday nuugayay, waxaad iga dhigtay mid ku aaminsan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 22

arki Sabuurradii 22:9 macnaha guud