Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 17:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, xaqa maqal, oo qayladayda u jeeso, Oo baryadayda dhegta u dhig, taasoo aan ka bixin bushimo khiyaano leh.

2. Xukunkaygu ha ka yimaado hortaada, Oo indhahaaguna caddaalad ha fiiriyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 17