Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 15:4-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Kii indhihiisu ay nejiska quudhsadaan, Oo isagu murweeya kuwa Rabbiga ka cabsada, Kii hadduu dhaarto oo ay waxyeello ku tahay, aan isbeddelin,

5. Kii aan lacagtiisa u soo bixin korsocod, Ama aan laaluush u qaadan inuu wax yeelo kuwa aan xaqa qabin. Kii waxyaalahaas sameeya weligiis lama dhaqaajin doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 15