Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 146:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiga ammaana. Naftaydoy, Rabbiga ammaan.

2. Intaan noolahay oo dhan Rabbiga waan ammaani doonaa, Oo ammaan baan Ilaahay ugu gabyi doonaa intaan jiro oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 146