Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 145:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahayow, Boqorow, anigu waan ku sarraysiin doonaa, Oo magacaagana waan ammaani doonaa weligay iyo weligayba.

2. Maalin kasta mahad baan kuu naqi doonaa, Oo magacaagana waan ammaani doonaa weligay iyo weligayba.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 145