Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 142:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa.

2. Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana hortiisaan ku muujiyaa.

3. Markii naftaydu gudahayga ku itaal darnaatay, waddadayda waad tiqiin, Jidka aan ku socdona dabin bay iigu qariyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 142