Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 137:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuwii maxaabiis ahaanta noo watay ayaa halkaas gabayo nagu weyddiistay, Oo kuwii na silciyey ayaa farxad na weyddiistay, oo waxay nagu yidhaahdeen, Noogu gabya gabayadii Siyoon midkood.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 137

arki Sabuurradii 137:3 macnaha guud