Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 135:18-20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

18. Kuwa iyaga sameeyaana sidooda oo kale ayay noqon doonaan, Iyo xataa mid kasta oo iyaga isku halleeyaaba.

19. Reer binu Israa'iilow, Rabbiga ammaana, Reer Haaruunow, Rabbiga ammaana,

20. Reer Laawiyow, Rabbiga ammaana, Kuwiinna Rabbiga ka cabsadow, Rabbiga ammaana.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 135