Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 135:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Wuxuuna laayay quruumo badan, Oo wuxuu dilay boqorro xoog badan, kuwaas oo ahaa

11. Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, Iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, Iyo boqortooyooyinkii reer Kancaan oo dhan,

12. Oo dalkoodiina dhaxal ahaan buu u bixiyey, Oo wuxuu dhaxal u siiyey dadkiisa reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 135