Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 13:5-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Laakiinse anigu waxaan isku halleeyey naxariistaada, Oo qalbigayguna wuxuu ku rayrayn doonaa badbaadintaada.

6. Rabbigaan u gabyi doonaa, Maxaa yeelay, wax badan oo wanaagsan buu ii sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 13