Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 13:4-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Waaba intaasoo cadowgaygu yidhaahdaa, Anigu isagaan ka adkaaday, Oo ay cadaawayaashaydu farxaan markii lay dhaqaajiyo.

5. Laakiinse anigu waxaan isku halleeyey naxariistaada, Oo qalbigayguna wuxuu ku rayrayn doonaa badbaadintaada.

6. Rabbigaan u gabyi doonaa, Maxaa yeelay, wax badan oo wanaagsan buu ii sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 13