Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 129:4-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Rabbigu waa xaq, Oo isagu wuxuu kala gooyay xadhkihii kuwa sharka leh.

5. Inta Siyoon neceb oo dhammu, Ha ceeboobeen oo dib ha u noqdeen.

6. Ha noqdeen sida cawska guryaha korkooda ka baxa Oo engega intaanu korin,

7. Oo aan beergooyuhu gacantiisa ka buuxin, Kan xidhmooyinka xidhaana aanu laabtiisa ka buuxin.

8. Oo kuwa ag maraana ma yidhaahdaan, Barakadii Rabbigu korkiinna ha ahaato. Waxaan idiinku ducaynaynaa magaca Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 129