Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 124:6-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Waxaa mahad leh Rabbiga Aan inaga dhigin ugaadh ilkahoodu ay qabsadaan.

7. Nafteennu waxay u baxsatay sida shimbir uga baxsato dabinka shimbirrodabtaha, Dabinkii wuu go'ay, innaguna waynu baxsannay.

8. Caawimaaddeennu waxay ku jirtaa magaca Rabbiga Sameeyey samada iyo dhulkaba.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 124