Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 124:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaan Rabbigu inala jirin Hadda reer binu Israa'iil ha yidhaahdeen,

2. Haddaan Rabbigu inala jirin, Markii dadku inagu kacay,

3. Kolkaasay innagoo noolnool ina wada liqliqi lahaayeen, Markay aad inoogu cadhoodeen,

4. Kolkaasay biyuhu ina qarqin lahaayeen, Durdurna nafteennuu dul mari lahaa,

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 124