Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 119:138-140 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

138. Markhaatifurkaaga waxaad ku amartay xaqnimo Iyo daacadnimo oo dhan.

139. Waxaa i baabba'shay qiirada aan kuu qabo, Maxaa yeelay, cadaawayaashaydu waxay illoobeen erayadaada.

140. Eraygaagu aad buu u daahirsan yahay, Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah waan jeclahay.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 119