Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 118:26-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya, Waxaannu idinka ammaannay guriga Rabbiga.

27. Rabbigu waa Ilaah, oo wuxuu na siiyey iftiin, Allabariga xadhko ku xidha tan iyo meesha allabariga geeseheeda.

28. Waxaad tahay Ilaahay, oo anna waan kugu mahadnaqi doonaa, Waxaad tahay Ilaahay, oo waan ku sarraysiin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 118