Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 106:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Awowayaashayo ma ay garan yaababkii aad dalka Masar ku samaysay. Oo ma ay xusuusan badnaantii naxariistaada, Laakiinse way ku ag caasiyoobeen badda, taas oo ah Badda Cas.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 106

arki Sabuurradii 106:7 macnaha guud