Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 105:4-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Rabbiga iyo xooggiisa doondoona, Oo weligiinba wejigiisa doondoona.

5. Xusuusta shuqulladiisii yaabka badnaa oo uu sameeyey, Iyo cajaa'ibyadiisii iyo xukummadii afkiisa,

6. Kuwiinna farcankii addoonkiisii Ibraahim ahow, Kuwiisa uu doortay oo reer Yacquub ahow.

7. Isagu waa Rabbiga Ilaaheenna ah, Xukummadiisuna waxay ku jiraan dhulka oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 105