Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 102:27-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Laakiinse adigu isku si uun baad tahay had iyo goorba, Oo sannadahaaguna ma idlaan doonaan.

28. Carruurta addoommadaadu way sii jiri doonaan, Oo farcankooduna hortaaday ku xoogaysan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 102