Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Bocas wuxuu ku yidhi odayaashii iyo dadkii oo dhanba, Bal idinku maanta markhaatiyaal baad ka tihiin inaan Nimco gacanteeda ka iibsaday kulli wixii Eliimeleg lahaa oo dhan, iyo kulli wixii Kilyoon iyo Maxloon lahaayeen oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 4

arki Ruud 4:9 macnaha guud