Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaba waagii hore reer binu Israa'iil dhexdooda caadadii ku saabsanayd kala iibsashada iyo kala beddelashada waxay ahayd in nin kabtiisa iska siibo oo uu deriskiisa u dhiibo in wax walba la sii adkeeyo aawadeed. Taasu waxay reer binu Israa'iil u ahayd sida loo markhaati furo.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 4

arki Ruud 4:7 macnaha guud