Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Bocas wuxuu yidhi, Maalintii aad Nimco gacanteeda beerta ka iibsatid, waa inaad Ruud tii reer Moo'aabna ka iibsataa, taasoo ah naagtii kii dhintay, inaad kii dhintay magiciisii ku soo celisid dhulkii dhaxalkiisa ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 4

arki Ruud 4:5 macnaha guud