Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 4:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ila noqotay inaan ku ogeysiiyo inaad ku iibsato kuwa halkan fadhiya iyo odayaasha dadkayga hortooda. Haddaad doonaysid inaad iibsatid, iibso, laakiinse haddaanad doonaynin inaad iibsatid ii sheeg aan ogaadee, waayo, nin kaaga dhow oo iibsanaya ma jiro, oo anna adigaan kaa dambeeyaa. Isna wuxuu yidhi, Waan iibsanayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 4

arki Ruud 4:4 macnaha guud