Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Bocasna markuu wax cunay oo wax cabbay qalbigiisu waa faraxsanaa, oo wuxuu aaday inuu jiifsado meel tuulmo hadhuudh ah ka dambaysa. Markaasay aayar u timid oo cagihiisii bannaysay, oo way jiifsatay.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 3

arki Ruud 3:7 macnaha guud