Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay igu tidhi, Waan ku baryayaaye aan beerta xaabxaabo, oo aan kuwa beerta gooynaya dabadood xidmooyinka wax ka dhex urursado. Taas aawadeed way timid, oo wax bay urursanaysay subaxdii ilaa haatan, in yar oo ay guriga ku maqnayd mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 2

arki Ruud 2:7 macnaha guud