Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dabadeedna ogaaday in qalbigiisu hortaada aamin ku yahay, oo isagii axdi kula dhigtay inaad isaga siinaysid dalka reer Kancaan, iyo reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Feris, iyo reer Yebuus, iyo reer Girgaash, xataa inaad dalkaas siinaysid farcankiisa; oo erayadaadiina waad oofisay, maxaa yeelay, xaq baad tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 9

arki Nexemyaah 9:8 macnaha guud