Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigaa Rabbiga ah oo keligaa baa ah. Waxaad samaysay samada, taasoo ah samada samooyinka, iyo ciidankooda oo dhan, iyo dhulka iyo waxa kor jooga oo dhan, iyo badaha iyo waxa ku jira oo dhan, dhammaantood adigaa sii nooleeya, oo ciidanka samaduna adigay kuu sujuudaan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 9

arki Nexemyaah 9:6 macnaha guud