Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 9:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed Ilaahayaga weyn, oo Qaadirka ah, oo laga cabsado, oo xajiya axdiga iyo naxariistow, dhibkan oo dhammu yuusan wax yar kula ekaan, kaasoo ku soo kor degay annaga, iyo boqorradayadii, iyo amiirradayadii, iyo wadaaddadayadii, iyo nebiyadayadii, iyo awowayaashayadii, iyo dadkaagii oo dhan, tan iyo wakhtigii boqorradii Ashuur iyo ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 9

arki Nexemyaah 9:32 macnaha guud