Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de weliba naxariistaada badan aawadeed iyagii kuma aadan dayrin cidladii. Maalinnimadii tiirkii daruurta ahaa kama uu tegin iyagii si uu jidka ugu hoggaamiyo, oo tiirkii dabka ahaana habeennimadii kama uu tegin si uu iftiin ugu noqdo oo uu jidkii ay mari lahaayeen ugu muujiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 9

arki Nexemyaah 9:19 macnaha guud