Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nexemyaah oo taliyaha ahaa, iyo wadaadkii Cesraa oo karraaniga ahaa, iyo kuwii reer Laawi oo dadka wax bari jiray, waxay dadkii oo dhan ku wada yidhaahdeen, Maanta waxay Rabbiga Ilaahiinna ah u tahay maalin quduus ah, haddaba ha barooranina, hana ooyina, maxaa yeelay, dadkii oo dhammu way wada ooyeen markay maqleen erayadii sharciga.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:9 macnaha guud