Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wixii kitaabkii ku qornaa ayuu ku akhriyey meeshii bannaanayd oo iridda biyaha ka horraysay, oo wuxuu akhriyeyey aroortii ilaa hadhkii, wuxuuna ku hor akhriyey raggii iyo dumarkii iyo kuwii garan karayay; oo dadkii oo dhammuna aad bay u dhegaysanayeen kitaabkii sharciga.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:3 macnaha guud