Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii ugu horraysay ilaa maalintii ugu dambaysay ayuu maalin kasta kitaabkii sharciga Ilaah akhriyi jiray. Oo toddoba maalmood way iidayeen, oo maalintii siddeedaadna waxaa jiray shir iidda lagu dhammaynayay sida qaynuunka waafaqsanayd.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:18 macnaha guud