Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo inay iyaga waajib ku tahay inay kaga dhawaaqaan oo ka naadiyaan magaalooyinkooda oo dhan iyo xataa Yeruusaalem gudaheeda, oo ay yidhaahdaan, Buurta taga oo ka soo gura laamo saytuun ah, iyo kuwo saytuun dibadeed ah, iyo laamo ah geedo hadaas la yidhaahdo, iyo laamo cawbaar ah, iyo geedo waaweyn laamahood in laga sameeyo waabab sida qoran.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:15 macnaha guud