Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo madaxdii qabiilooyinka dadka oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi ayaa maalintii labaad karraanigii Cesraa ugu soo wada urureen inay erayada sharciga aad u dhegaystaan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:13 macnaha guud