Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:67 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo intaas waxaa gooni ka ahaa raggii addoommadooda ahaa iyo naagihii addoommahooda ahaa, oo iyana waxay ahaayeen toddoba kun iyo saddex boqol iyo toddoba iyo soddon, oo waxay lahaayeen laba boqol iyo shan iyo afartan oo ah rag iyo naago gabya.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7

arki Nexemyaah 7:67 macnaha guud