Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu qalbigayga geliyey inaan soo wada ururiyo kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo dadkii oo dhanba in abtiriskooda la tiriyo. Oo waxaan helay buuggii uu ku qornaa abtiriskii kuwii markii hore yimid, oo waxaan ka helay oo gudihiisa ku qornaa:

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7

arki Nexemyaah 7:5 macnaha guud