Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:30-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. raggii reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

31. raggii reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,

32. raggii reer Beytel iyo reer Aaciina boqol iyo saddex iyo labaatan,

33. raggii reer Nebona laba iyo konton,

34. reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7