Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan iyagii ku idhi, Jeer ay qorraxdu kululaato yaan la furin irdaha Yeruusaalem, oo intay waardiyayaashu taagan yihiin albaabbada ha la xidho, oo idinku qataara, dadka Yeruusaalem degganna waardiyayaal ka doorta, oo mid waluba ha dhawro meel gurigiisa ka soo hor jeedda.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7

arki Nexemyaah 7:3 macnaha guud