Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:21-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

22. reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,

23. reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,

24. reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,

25. reer Gibecoonna shan iyo sagaashan,

26. raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7