Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan ku idhi, Innagu walaalaheennii Yuhuudda ahaa oo quruumaha laga iibiyey, waan soo furannay intii aan awoodnay oo dhan, haddaba idinku ma waxaad doonaysaan inaad walaalihiin iibisaan? Oo ma annagaa nalaga iibinayaa? Markaasay shib iska yidhaahdeen oo eray ay ku hadlaan way garan waayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:8 macnaha guud