Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba jiidhkayagu waa sida jiidhka walaalahayo, oo carruurtayaduna waa sida carruurtooda oo kale, oo bal eeg, wiilashayadii iyo gabdhahayagii ayaannu u bixinaynaa inay addoommo noqdaan, oo gabdhahayagii qaarkood mar horaa la addoonsaday; oo annana ma lihin itaal aan wax kaga tarno, waayo, dad kalaa wada haysta beerahayagii iyo beerahayagii canabka ahaa oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:5 macnaha guud