Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba maalintiiba waxaa naloo diyaarin jiray dibi iyo lix neef oo wanaagsan oo ido ah; oo weliba waxaa la ii diyaarin jiray digaag, oo tobankii maalmoodba mar baa naloo keeni jiray cayn kasta oo khamri ah; oo weliba intaas oo dhan anigu marna ma weyddiisan cuntadii taliyaha, maxaa yeelay, addoonnimada dadkan saarnayd aad bay u cuslayd.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:18 macnaha guud