Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ka hor hadlay walaalihiis iyo ciidankii Samaariya, oo wuxuu yidhi, War Yuhuuddan itaalka daranu waxay samaynayaan waa maxay? Iyaga ma la daynayaa? Oo miyey allabaryayaan? Oo ma maalin bay hawshaas ku dhammaynayaan? Oo dhagxantii miyey ka soo noolaynayaan tuulmooyinkii waxyaalaha baabba'ay oo gubtay?

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 4

arki Nexemyaah 4:2 macnaha guud