Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii dalka Yahuudah waxay yidhaahdeen, Kuwa culaysyada qaada xooggoodii waa yaraaday, oo waxaa jira waxyaalo dundumay oo badan, sidaa daraaddeed derbiga ma dhisi karno.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 4

arki Nexemyaah 4:10 macnaha guud