Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meeshii isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Cusii'eel oo ahaa ina Xarhayaah oo ka mid ahaa dahabtumayaashii. Oo meeshii isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Xananyaah oo ka mid ahaa dawosameeyayaashii, oo waxay Yeruusaalem adkeeyeen tan iyo derbiga ballaadhan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:8 macnaha guud