Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii iyaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Mereemood ina Uuriyaah, oo ahaa reer Xaqoos. Oo intii iyaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Meshullaam ina Berekyaah oo ahaa ina Mesheysabeel. Oo intii iyaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Saadooq ina Bacanaa.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:4 macnaha guud